Blog List Layout

Faa’idooyinka tufaaxa

Maxaad ka Ogtahay Faa’iidooyinka caafimaad ee Tufaaxa(Apple)?——————————————————————Afka Soomaaliga waxaa looyiqaan Tufaax, luuqada ingriisidana waxa loogu yeedha (Apple), halka luuqada carabidana loogu yeedho(تفاحة). Bahda cilmiga Saynisku waxay u yiqaanaan “Malus domestica” Asal ahaan geedkani wuxuu kasoo jeeddaa Kazakhstan, oo ku taal badhtamaha Aasiya bariga badda Caspian. Wuxuuna ka tirsanyay qoyska “Rosaceae” …

Read More »

Maxaad ka Ogtahay Faa’iidooyinka caafimaad ee Afakaadhadda (Avocado)?

——————————————————————Afka Soomaaliga waxaa looyiqaan Afakaadho oo ah kelmad af ingiriisi ah, halka luuqada carabidana loogu yeedho (أفوكادو). Bahda cilmiga Saynisku waxay u yiqaanaan “Persea americana” Asal ahaan geedkani wuxuu kasoo jeeddaa dalalka Magsiko iyo badhtamaha Ameerika, isagoo ka tirsan dhirta ubaxleyda ah nooca loo yiqaanno(Laurakeae). Guud ahaan midhaha Afakaadhada waa …

Read More »

Waxtarka Xulbada

Maxaad ka og tahay Faa’iidooyinka Caafimaad ee Xulbadda(Fenugreek)—————————————————————Waxa Afka-soomaaliga lagu dhahaa Xulbadd, waxa luuqadda ingiriisida lagu dhahaa (Fenugreek) magaceeda sayniseed waxa la dhaha (Trigonella foenum-graecum) waxaa luuqadda Carabida lagu dhaha(نبات الحلبة) Xulbaddu waa xubin ka mid ah qoyska Fabaceae botanical waxayna isku faamli yihiin digirta, lawska, Iyo biinaska. Xulbaddu waxay …

Read More »

Liin macaanta

Maxaad ka ogtahay Faa’iidoyinka Caafimaad Ee Liin-macaanta (Orange)? Waxa Afka-Soomaaliga lagu dhahaa Liin-macaan, waxa luuqadda ingiriisida lagu dhahaa (Orange) waxa luuqadda Carabida lagu dhahaa (برتقال) Liinta waxay leedahay taariikh aad u xiiso badan, Qaybtii ugu horreysay ee liin-macaan ah ayaa lagu beeray koonfurta Shiinaha, koonfur-bari Aasiya iyo waqooyiga bari ee …

Read More »