Recent Posts

5 Talo oo aad ku wanaajin karto Maqaarkaaga si aad uga hor tagtid gabowga.

Wali ma ka fakartey sidii aad u daryeeli laheyd maqaarkaaga. Daryeelida maqaarka wanaagsani qayb fiican ayuu qaataa quruxda qofka iyo dib udbigista gabowga dabiiciga ah. Halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa 5 talo oo aad kuu anfici doona. 1. Naftaada ka ilaali qorraxda:Mid ka mid ah siyaabaha ugu muhiimsan ee lagu …

Read More »

Xaqooqiyin Aanad ka Ogeyn Baytaraafka

1. Wuxuu furfuraa dhiiga: Baytaraafka wuxuu furfuraa djiiga wuxuuna dhiiga ka saaraa Xinjarowga si gaar ah wuxuu ugu sii fiican yahay dadka qaba Dhiigkarka, hadii ay si maalinle ah u isticmaalaan Bayturaafka uma baahna inay cunaan daawada dhiigkarka sababtoo ah Bayturaafka isagaaba ah dhiig dajiye dabiici ah 3. Wuxuu Baabiiyaa …

Read More »

Macsaradu In Qofku Ku Quraacdo Saameyn Noocee ah Ayeey Ku Yeelan Kartaa Caafimaadka Qofka?

Macsarada In Qofku Ku Quraacdo Saamayn Noocee Ah Ayay Ku Yeelan Kartaa Caafimaadka Qofka?

Sida caadiga ah macsarta waxaa laga sameeyaa sisin, sisintu waxay si gasr ah ugu fican tahay dheefshiidka, lafaha iyo xitas murqaha waxay baabi.isaa daalka waxay sidoo.kale.liishe ka dhigtaa maqaarka. Cibtaanka sisinta marka laga soo tago cabitaanka karootada waa cabitaanka labaad ugu samaynta badan xagga gaaska. Dadka gaaska qaba waxaa lagula …

Read More »