Sida caadiga ah macsarta waxaa laga sameeyaa sisin, sisintu waxay si gasr ah ugu fican tahay dheefshiidka, lafaha iyo xitas murqaha waxay baabi.isaa daalka waxay sidoo.kale.liishe ka dhigtaa maqaarka.
Cibtaanka sisinta marka laga soo tago cabitaanka karootada waa cabitaanka labaad ugu samaynta badan xagga gaaska. Dadka gaaska qaba waxaa lagula taliyaa inay cabaan sisin ama karooto. Wali sisin ma cabtay adigoo baahan? Maya inay jawaabtu tahay ayay ila tahay
Sisinta iyo waxyaabaha laga sameeyaba lama isticmaalo iyada oo la baahan yahay sidaa darteed adigoo baahan inaad isticmaasho saliid macsar caafimaad ahaan waa laga dayriyaa waxaa wanaagsan in subaxa hore aad cunto timir shaah iyo moos marka xoogaa joogtana inaad ku quraacato canjeero iyo macsaro.
Dr Waahin sabriye