Neefta xun, oo sidoo kale loo yaqaan luuqada qalaad (halitosis) waxay noqon kartaa wax uu qofku uu dhibsado, isla markaana qofka ku keeni kartaa walaac iyo walbahaar. Cuntooyinka qaarkood iyo xaalado caafimaad ayaa ka mid noqan kara sababaha keena af urka. waxaad ku hagaajin kartaa urta xun adoo raacaya nadaafadda …
Read More »