Qaaxadu (TB) waa cudur halis ah oo qof kasta ku dhici kara. Waxaa keena bakteeriyada tiibayda, oo hawadu qaadi karto marka qof tiibay sambabada qaba uu hadlo, qufaco ama hindhiso. Sidoo kale Qaaxadu waa cudur la kala qaado oo ay sababto bakteeriyada qaaxadu ee loo yaqaanno (Mycobacteriumtuberclosis). Nooca qaaxada ee ugu …
Read More »