1. Wuxuu furfuraa dhiiga: Baytaraafka wuxuu furfuraa djiiga wuxuuna dhiiga ka saaraa Xinjarowga si gaar ah wuxuu ugu sii fiican yahay dadka qaba Dhiigkarka, hadii ay si maalinle ah u isticmaalaan Bayturaafka uma baahna inay cunaan daawada dhiigkarka sababtoo ah Bayturaafka isagaaba ah dhiig dajiye dabiici ah 3. Wuxuu Baabiiyaa …
Read More »3 caadooyin oo ay tahay inaad gabi ahaanba joojiso si aad u ilaaliso caafimaadka ilkahaaga
Cudurrada afka waxay saameeyaan ku dhawaad 3.5 bilyan oo qof adduunka oo dhan. Iyadoo faafitaanka cudurada afka ay sii kordhayaan wadamada dakhligoodu hooseeyo, ilkaha xun ayaa sidoo kale ku badan Ameerika.Waxaa jira dhowr arrimood oo ka qayb qaadan kara cudurrada afka. Adigoon ogeyn, waxaa laga yaabaa inaad xitaa aad leedahay caado aan fiicneyn oo …
Read More »