
Ma rabtaa inaad hesho macaamiil badan? ma rabtaa inaad kobciso ganacsigaaga?
Hage Magazine waxuu diyaar kuula yahay inuu kaala shaqeeyo sidii aad u hormarin lahayd ganacsigaaga. Isagoo kuu sahlaya inaad si dhib yar ugu xayeysiisato boggan, iyo dhammaan boggaga kale ee uu ku leeyahay goobaha bulshadu kuwada xariirto sida Facebook iyo Instagram.
Ku xayaysiiso ganacsigaaga Hage Magazine oo hel macaamiil u hammuun qabta alaabtaada ama adeegaaga.
Shuruudaha:
MA XAYAYSIINAYNO
- wax walba oo kasoo horjeeda qawaaniinta caalamigi ah ee u yaala bahweynta caafimaadka
- wax walba oo keeni kara wada shaqayn la’aan dhexmarta bahda Hage Magazine iyo akhristayaashiisa
- wax walba oo ka hor imaanaya DIINTA, dhaqanka wanaagsan iyo wadajirka ummadda soomaaliyeed
- wax walba oo ka hor imaanaya siyaasada wanaagsan ee ah inaan qancino akhristaaysheenna.
- Wax walba oo keeni kara khilaaf, siyaasad iyo marin habaabin bulsho.
Nagala soo xiriir:
xayaysiis@hagemagazine.com