Health

Waxtarka Caafimaad ee geedka moringaha (Moringa)

Waxa Afka soomaaliga lagu dhahaa moringe, waxa Afka english-ka lagu dhahaa (Moringa) waxaa Afka carabiga lagu dhahaa (الموMoringaha waxa loogu yeedhaa geedka mucjisada, waa geed kumanaan sano loo soo isticmaali jiray siyaabo kala duwan, sida cunno ahaan iyo daawo ahaanba. Geedka Moringuhu waa geed asalkiisu ka soo jeedo dhulka hindiya …

Read More »

Faa’idooyinka Dabacasaha (carota)

Karootada waa khudaar xididleh isla markaana waxa la rumeysan yahay in asalkiisu uu ka soo jeedo dalka Afgaanistaan ​​ku dhawaad ​​900 AD. Orange waa midabkooda ugu caansan ee karootu leedahay, laakiin sidoo kale waxay ku yimaadaan midabyo kale, oo ay ku jiraan guduud, jaalle, casaan, iyo caddaan. Karootada hore waxay …

Read More »

Faa’idooyinka Caafimad Ee Cananiska (Pineapple)

Cananiska waa geed leh miro macaan oo la cuni karo. Canannaaska ayaa asal ahaan ka soo jeeda Koonfurta Ameerika, halkaas oo lagu beeray qarniyo hore. Cananisku Wuxuu ka tirsanyay qoyska Bromeliaceae. Cananisku Waa geed leh midho waaweyn oo qolof adag leg kaas oo ka baxa deegaanada cimilada diiran leh inta …

Read More »

faa’iidoyinka caafimaad ee cinabka (grapes)

Cinabka waxaa loogu yeeraa “boqoradda miraha” sababtoo ah waa mid ka mid ah cuntooyinka ugu nafaqada badan miraha ama qudaarta. Ilaa 8,000 oo sano ka hor, dadku waxay markii ugu horreysay ku beerteen geed canab ah halka hadda loo yaqaan Bariga Dhexe. Maanta, 72 milyan oo tan oo cinab ah …

Read More »

Faa’iidayinka Caafimad ee Sinjibiisha (Ginger)

Sinjibiishu waa Geed-ubaxeed uu asalkiisu ka soo jeedo Koonfur Bari Aasiya, Waxay ka tirsan tahay qoyska Zingiberaceae, Sinjibiisha sidoo kale waxaa loo tixgeliyaa geed dawo ah.Caalamka sinjibiisha waxaa laga heli karaa noocyo kala duwan sida sinjibiil ceeriin ama qaydhin, sinjibiisha qalalan, sinjibiil budo ah, saliid sinjibiil, oleoresin, nacnac sinjibiil iwm …

Read More »

Faa’idooyinka caafimaad baamiyaha

Maxaadka ka ogtahay faa iidayinka caafimad ee Baamiyaha (okra) Waxa afka soomaaliga lagu dhahaa Baamiye, waxa afka ingiriisida lagu dhahaa (okra) waxaa af carabiga lagu dhahaa (بامية) Mararka qaarkood waxaa loo yaqaan “lady’s finger, baamiyaha waxay ku timaadaa laba midab – casaan iyo cagaar. Labada noocba waxay dhadhamaan isku mid, …

Read More »

Xaqooqiyin Aanad ka Ogeyn Baytaraafka

1. Wuxuu furfuraa dhiiga: Baytaraafka wuxuu furfuraa djiiga wuxuuna dhiiga ka saaraa Xinjarowga si gaar ah wuxuu ugu sii fiican yahay dadka qaba Dhiigkarka, hadii ay si maalinle ah u isticmaalaan Bayturaafka uma baahna inay cunaan daawada dhiigkarka sababtoo ah Bayturaafka isagaaba ah dhiig dajiye dabiici ah 3. Wuxuu Baabiiyaa …

Read More »