Sida caadiga ah macsarta waxaa laga sameeyaa sisin, sisintu waxay si gasr ah ugu fican tahay dheefshiidka, lafaha iyo xitas murqaha waxay baabi.isaa daalka waxay sidoo.kale.liishe ka dhigtaa maqaarka. Cibtaanka sisinta marka laga soo tago cabitaanka karootada waa cabitaanka labaad ugu samaynta badan xagga gaaska. Dadka gaaska qaba waxaa lagula …
Read More »Nadaafadda afka: Maxaa sababa af urka, sidee ayaadna uga hortagi kartaa?
Neefta xun, oo sidoo kale loo yaqaan luuqada qalaad (halitosis) waxay noqon kartaa wax uu qofku uu dhibsado, isla markaana qofka ku keeni kartaa walaac iyo walbahaar. Cuntooyinka qaarkood iyo xaalado caafimaad ayaa ka mid noqan kara sababaha keena af urka. waxaad ku hagaajin kartaa urta xun adoo raacaya nadaafadda …
Read More »3 caadooyin oo ay tahay inaad gabi ahaanba joojiso si aad u ilaaliso caafimaadka ilkahaaga
Cudurrada afka waxay saameeyaan ku dhawaad 3.5 bilyan oo qof adduunka oo dhan. Iyadoo faafitaanka cudurada afka ay sii kordhayaan wadamada dakhligoodu hooseeyo, ilkaha xun ayaa sidoo kale ku badan Ameerika.Waxaa jira dhowr arrimood oo ka qayb qaadan kara cudurrada afka. Adigoon ogeyn, waxaa laga yaabaa inaad xitaa aad leedahay caado aan fiicneyn oo …
Read More »Qaabka ugu fiican ay xaasku uur ku qaadi karto.
Qaabka ugu fiican ay xaaska uur ku qaadi karto. Xiliga ugu fiican ay gabadhu uur qaadi karto waa maalinta 7aad marka gabadhu caadada ka qubaysato kadib. Tusaale gabadhu waxay caadada ka qubaysatay maalin jimco ah waxay uur qaadista u bilaabanaysaa jimcaha xiga. Kadib waxaad haysataa 10 maalin oo jaanis ah …
Read More »