Recent Posts

Faa’idooyinka Caafimad Ee Cananiska (Pineapple)

Cananiska waa geed leh miro macaan oo la cuni karo. Canannaaska ayaa asal ahaan ka soo jeeda Koonfurta Ameerika, halkaas oo lagu beeray qarniyo hore. Cananisku Wuxuu ka tirsanyay qoyska Bromeliaceae. Cananisku Waa geed leh midho waaweyn oo qolof adag leg kaas oo ka baxa deegaanada cimilada diiran leh inta …

Read More »

faa’iidoyinka caafimaad ee cinabka (grapes)

Cinabka waxaa loogu yeeraa “boqoradda miraha” sababtoo ah waa mid ka mid ah cuntooyinka ugu nafaqada badan miraha ama qudaarta. Ilaa 8,000 oo sano ka hor, dadku waxay markii ugu horreysay ku beerteen geed canab ah halka hadda loo yaqaan Bariga Dhexe. Maanta, 72 milyan oo tan oo cinab ah …

Read More »

Faa’iidayinka Caafimad ee Sinjibiisha (Ginger)

Sinjibiishu waa Geed-ubaxeed uu asalkiisu ka soo jeedo Koonfur Bari Aasiya, Waxay ka tirsan tahay qoyska Zingiberaceae, Sinjibiisha sidoo kale waxaa loo tixgeliyaa geed dawo ah.Caalamka sinjibiisha waxaa laga heli karaa noocyo kala duwan sida sinjibiil ceeriin ama qaydhin, sinjibiisha qalalan, sinjibiil budo ah, saliid sinjibiil, oleoresin, nacnac sinjibiil iwm …

Read More »