Hagemag

Hage Magazine waa majalad aqoon kororsi oo loo aas-aasay wacyigelinta iyo dhiirragelinta bulshada Soomaaliyeed sii loo horumariyo caafimaadkooda iyo noloshooda, waxaana wax ku qora Qoraayaal Soomaaliyeed oo aqoon duruqsan u leh arrimaha caafimaadka, naf kobcinta, iyo barbaarinta caruurta. Hadafka Hage Magazine waa dhisida bulsho fayow oo caafimaad qabta. Bahda daryeel waxay aamin yihiin in caafimaadku yahay aas-aaska nolosha. Bahda Hagemagazine.com waxaa ka go’an inay bulshadooda usoo gudbiyaan maqaallo cilmiyaysan oo si heer sare ah loo diyaariyay waxtarna u leh oo ka haqabtiraya aqoontooda caafimaadka iyo nolosha guud.

Xaqooqiyin Aanad ka Ogeyn Baytaraafka

1. Wuxuu furfuraa dhiiga: Baytaraafka wuxuu furfuraa djiiga wuxuuna dhiiga ka saaraa Xinjarowga si gaar ah wuxuu ugu sii fiican yahay dadka qaba Dhiigkarka, hadii ay si maalinle ah u isticmaalaan Bayturaafka uma baahna inay cunaan daawada dhiigkarka sababtoo ah Bayturaafka isagaaba ah dhiig dajiye dabiici ah 3. Wuxuu Baabiiyaa …

Read More »