Recent Posts

Faa’idooyinka caafimaad baamiyaha

Maxaadka ka ogtahay faa iidayinka caafimad ee Baamiyaha (okra) Waxa afka soomaaliga lagu dhahaa Baamiye, waxa afka ingiriisida lagu dhahaa (okra) waxaa af carabiga lagu dhahaa (بامية) Mararka qaarkood waxaa loo yaqaan “lady’s finger, baamiyaha waxay ku timaadaa laba midab – casaan iyo cagaar. Labada noocba waxay dhadhamaan isku mid, …

Read More »

Faa’idooyinka caafimaad ee biyaha qumbaha (coconut water).

Biyaha qumbaha, oo ah dareere saafi ah oo laga helo gudaha qumbaha. Biyaha qumbaha waxa ay leeyihiin dhadhan yar oo macaan, ama dhadhan nafaqo leh, waxaana ku yar sonkorta iyo kalooriyooyinka. Biyaha qumbaha waxay leeyihiin qiyaastii 50-60 kalori 8 wiqiyadood ama 1 koob. Biyaha qumbaha ayaa haraadka ugu dambeeya eeku …

Read More »

Cudurka Qaaxada: Astaamaha Xanuunka Qaaxada iyo noocyada qaaxada

Qaaxadu (TB) waa cudur halis ah oo qof kasta ku dhici kara. Waxaa keena bakteeriyada tiibayda, oo hawadu qaadi karto marka qof tiibay sambabada qaba uu hadlo, qufaco ama hindhiso. Sidoo kale Qaaxadu waa cudur la kala qaado oo ay sababto bakteeriyada qaaxadu ee loo yaqaanno (Mycobacteriumtuberclosis). Nooca qaaxada ee ugu …

Read More »